Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28259

Liiska Mashaariicda uu Gacanta ku hayo Agaasimaha Guud ee madaxtooyada

$
0
0
“Taalada khayriyada Hargeysa, Deyr laga dhisaayo Masjidka Qiblataynka Saylac, dhiraynta Madaxtooyada Ceerigaabo, dub u habaynta gurigii lagaga dhawaaqay Somaliland, Madaxtooyada cusub ee Laas-caanood, Madxafka Hargeysa laga dhisaayo, jidka wadnaha Hargeysa waddada afarta haad ah. mashaariicdaa waxa gacanta ku haya Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland, waa dhaqan ku cusub Dawladnimada in Madaxtooyadu mashaariicda qaadato oo aanay fulin ha’aydii shaqada lahaa!.”
W/Q:Maxamed Siddiiq Dhamme.
May be an image of 2 people

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28259

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>