Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28251

Suldaanka ka dhiibtay Mawqifkiisa Waqtiga Komishanka Doorashooyinku u cayimey Doorashada Madaxtooyada

$
0
0
“Waxaan soo dhawaynayaa go’aanka komishanka doorashooyinka qaranka ee ah inay maanta shaaciyeen Mudada ay ku qaban karaan Doorashada Madaxtooyada.
Mudadaa ay ku dhawaaqeen oo ah mudo 9 bilood ah waaana xili kooban oo farsamo ahaan ay ku qabsoomi karto Doorashada Madaxtooyadu.
Sidoo kale waxaan Golaha Guurtidda leeyahay naanays ha qaadaninee meel-mariya Xeerarka idin horyaala, taas oo wanaaga dalka iyo dadkuba ku jiro, khilaafka siyaasadeedna lagaga bixi karo.”
May be an image of 7 people and people standing

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28251

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>