Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28239

Cusbitaalada Burco & Hargeysi waa maxay sababta ay u kala qaalinsan yihiin Lacagta Hubinta COVID19?

$
0
0
“Cusbitaalka Burco COVID-19 Test waxa laga qaadaa dadka maraya $30 Cusbitaalka Hargeysa dadka dhoofaya ee u baahan COVID-19 Test waxa laga qaadaa $45 waxa ay is dheeryihiin Cusbitaalada Burco iyo Hargeysi $15 waa maxay sababta ay u kala qaalinsan yihiin? Hargeysa $15 ee ay is dheeryihiin yaa qaata ? Lacagaha ka soo baxa Shaybaadhada COVID-19 Test weli waxay ku dhacaan Wasaaradda Caafimaadka, macmiilka lama siiyo Rasiidh !”
Maxamed Sadiiq Dhamme
May be an image of 1 person

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28239

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>