Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28268

Dhammaadka dhiig miirashada ?

$
0
0

Dhammaadka dhiig miirashada ?

Waxa la bilaabay Warqadda Shaybaadhka COVID-19 Test, 2020- 2022 muddada waxa la baadhay 156,870 qof waxa ka soo xerooday Adduun Lacageed $7 Million, 2023 kuma jirto $45 Odoroska Miisaaniyadda Qaranka maadama Dunida aan lays weydiin warqadda Shaybaadhka. Miisaaniyaddi 2022 Lacagta COVID-19 way ku jirtay Lacagtaas oo aanay qaban jirin Wasaaradda Maaliyaddu, waajib waxa ah in Hantidhawrka Guud caddeeyo halka ay ku baxday? sida loo maamulay? Shaqada lagu qabtay? Xisaab celinta $7 Million ee COVID-19 Test ?
May be an image of standing and indoor
waxaa qoray:-

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28268

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>