Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28247

Berbera:Musharaxa Xisbiga Waddani & Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo Kullamo la yeeshay……..

$
0
0
Madaxda Ugu saraysa Xisbiga Waddani ayaa bilaabay Kulamo ay la qaadanayaan Tageerayashooda Gobolada Somaliland.
Madaxda Sare ee Xisbiga ayaa caawa kulan balaadhan la qaatay Boqolaal ka mid ah Shacabka magaalada Berbera ee caasimada Gobolka Saaxil ee Ka Mid ka ah Tageerayasha Tirada Badan ee Xisbigaasi ee gobolka Saaxil.
Dhawaan ayay ahayd markii Xisbiga Kulmiye bilaabay kulamo sidan oo kale madaxdiisu la qaadnayso Tageerayasha gobolada oo ay ka bilaaben isla Gobolka Saaxil uun.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28247

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>