Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28181

Xildhibaan is casilay+Sababta

$
0
0

Xildhibaan is casilay+Sababta

 

Xildhibanka ka tirsan Barlamaanka Ingiriiska ee qadiyada Somaliland u dooda Sir. Gavin Williamson ayaa iska casilay Xilkii Wasiirnimo ee dhawaan uu u magaacabay Raysalwasaaraha cusub ee Ingiriisku.
Xildhibaan Gavin ayaa lagu eedeyay inuu wakhti hore u hanjabay shaqaale islamarkaana uu mar hore caayay Xildhibaan haweenay ah oo ay ka wada tirsan yihiin Xisbiga Conservative-ka ee dalkaasi Ingiriiska.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28181

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>