Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28181

Kulan Berri la isku soo hor fadhiisin doono Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka Ucid & Waddani & M/weyne Muuse Biixi+Cida Goobjoog ka noqon doonta

$
0
0
Maalinta berri waxaa la filayaa in kulan la isku soo hor fadhiisiyo mucaaridka Somaliland iyo madaxweyne Biixi .
Kulankan berri waxaa goob joog ka noqon doona wakiilo ka socda beesha Caalamka .
Heshiis doorasho oo beesha caalamku gadh wadeen ka tahah ayaa la filayaa in berri halkaas lagu kala saxeexdo .
Mucaaridka ayaa dhawr jeer fagaare kaga hanjabey in aanay Muuse Biixi Madaxweyne u aqoonsan doonin waxii ka danbeeya 13 November hadii aan heshiis doorasho la gaadhin .
Hadii berri kulankan qabsoomo waxay u muuqaneysaa in baaqii mucaaridka la fuliyey

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28181

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>