Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

War cusub:Koobka Ciyaaraha Kubada Cagta Qaramada Adduunka oo saaka furamaya Dooxa-Qatar ayaa lagu furi doonaa Aayado Quraana

$
0
0
Dawladda Qadar ayaa Qaarigan oo lagu magcaabo Qaanim Al Miftaax u xulatay in uu dharaarta barrito ah akhriyo ayaadaha Quraanka Kariimka ee lagu furi doono cayaaraha Koobka Qaramada Adduunka.
Qaanim oo ah Wiil ka mida dadka baahiyaha gaarka ah qaba ayaa ah Xaafidul Quraan leh cod macaan.
May be an image of 1 person and standing

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>