Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Go’aankii shalay ee xisbiga kulmiye ka soo baxay waxay marag u tahay in dalkii u guuray xisbi kaliya….Xildhibaan Siciid Cudhay

$
0
0
“Go’aankii shalay ee xisbiga kulmiye ka soo baxay waxay marag u tahay in dalkii u guuray xisbi kaliya waxayna la mid tahay maalintii la toogtay General Caynaanshe iyo General Gabayle sidoo kale go’aankaas wuxuu ka hor imanayaa qodobka 9aad ee dastuurka JSL iyo dawladnimadaba!”
Siciid Cudhay
May be an image of 1 person and sitting

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>