Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Boqor buurmadoow oo Garoowe kaga qeyb galay Tukashada Salaadii Jinaasada Marxuum Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Garaad Maxamuud

$
0
0
Boqor buurmadoow ayaa Garoonka Kubada Cagta ee Mire Awaare ayuu Salaadii Jinaasada kaga qayb-galay tukashada AUN Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Garaad Maxamuud,
Kaasi oo maanta lagu aasayo Deegaanka Sarmaanyo oo ka Tirsan Gobolka Sool oo uu ku dar-daarmay Marxuumku.
Boqor buurmadoow oo Garoowe kaga qeyb galay Tukashada Salaadii Jinaasada Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Garaad Maxamuud

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>