Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Weriye ka hadlay Dhibaatooyin ay gaadhsiiyeen Dhakhtarada Hargeysa

$
0
0
Dawadii Hargeysa beerkayga Shaandho ayey ka dhigtay, Un Palanced
Ayey ka dhigtay, 7 bilood ayaa la Hindiya la igaga dawaynayey, illaa hadana dawo Culus la imansiin Karo dhaawaca beerka Gaadhay Awgeed.
Muniir Ahmed Egal walal waan ka xumay dhibtaas aabo dhakhaatiirta Hargeysa gaadhsiiyeen, waa mid Anna ay igaadhsiiyeen, dad badan oo aan cod lahayn oo aan hadli karinna Gaadhay.
Ilaahay ayeynu leenahay

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>