Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Boggii Facebook-ga ee Wasaarada Shaqo-Galinta,Arimaha Bulshada iyo Qoyska S/land oo la jabsaday

$
0
0
Boggi Facebook ee Wasaarada Shaqo-Galinta Arimaha Bulshada iyo Qoyska waa la jabsaday, waa Boggi labaad ee 2022 Carruur Chines ahi kala wareegto Dawladda Somaliland, hore waxa loo Jabsaday Facebook Page-kii Wasaaradda Technolojiyadda iyo Isgaadhsiinta, waa masuuliyad darro weyn waxa laga qaaday Wasaaradda $3000 oo lagu dalbay (Blue Tick) iyadoo la sii maraayo dillaalin joogta dalka Kenya. Waxaan soo jeedinaynaa in Dhallinyarada baratay Aqoonta information technology ay Caawiyaan Wasaaradda, Eng Omer-sayid Hassan si Mutdawacnimo ah u caawi Qarankeenna JSL !

Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>