Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28250

Wasiir-xigeen Loogu Baaqay Inuu Is Casilo.

$
0
0
“Wasiir ku-xigeenka Caafimaadku ee Xukuumadda wakhtigeedu dhamaaday,
damiir xumadiisu waa ninka lacagtii ugu badnayd ku bixiyey xafiis hore u qalabaysanaa, iyada oo dadku ku geeriyoonayaan Dhakhtarka weyn ee Hargeysa, oo dhawr tallaabo u jira Madaxtooyada.
Wasiir ku-xigeenka, haddii aad damiir leedahay bal xisaabi xafiiska aan qalabka u baahnayn ee aad lacagta badan gelisay, imisa bukaan ah ayey wax u tari lahayd, haddii cid masuuliyad darro samaysay cidda samaysay waa adiga ee haddii aad damqasho iyo damiir jiro is casil oo Xilkii umada laguugu dhiibay waad ku fashilantay.
Xoghayaha Cadaaladda Ee Xisbiga Waddani Yoonis Axmed Yoonis.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28250

Latest Images

Trending Articles