Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28241

Urur Xisbi U gudbi Karaa Waa Run Oo Wuu Jiri Karaa Balse Xisbi Urur Noqon Karaa Ma jiro Waa Been Cad Oo Qaawan…Muj.Cali Guray

$
0
0
Urur Xisbi U gudbi Karaa Waa Run Oo Wuu Jiri Karaa marka uu ka mid noqdo sadexda ugu sareeya doorashada ururada/xisbiyada. Balse Xisbi Urur Noqon Karaa Ma jiro Waa Been Cad Oo Qaawan, Marka Dastuurka Somaliland Lagu Dhaqmayo.
Komishanka Doorashada sadex doorasho ayuun buu qaban karaa sida ku cad Xeer Lam-91. Doorashadan afraad bal wasiirku ha sheego sharciga komishanku gacanta ku hayo ee ku waajibinaya qabashada doorasho afraad oo aan ahayn sadexda ku cad xeerka. Waa Xeerkee? Waa Qodobkee?
Musharaxnimada xisbi walba xeerkiisa ayuu u maraaye cid kale uma yeedhin karto. Waddani iyo Ucid musharixiintooda waa la yaqaan xisbiyadooda ayaa iska dhex doortay. Kulmiyana hadaanu Muuse ahayn mooyi.
May be an image of 1 person

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28241

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>