Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Golaha Guurtida & Golaha Wakiilada S/land oo kordhistay Lacagaha ugu jira Miisaaniyada Sanadka 2023

$
0
0
Aqalka Guurtida ayaa loogu daray miisaniyada qaranka 1 bilyan oo shilling oo daawayntooda ah, wakhti Muwadiniintu baahi u qabtaan in dhanka caafimadka wax loogu qabto lacagtaas madaama xubnaha golahaas kumanaan dollar oo cashuurta muwadininta ah ay qaatan.
May be an image of 2 people
Sidoo kale Golaha Wakiilada Somaliland ayaa miisaaniyada 2023 ku kordhistay 13 bilyan iyo dheeraad shilinka Somaliland ah oo la sheegay in loogu talo galay hawlaha golaha.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>