$ 0 0 Murrashax Cabdiraxmaan (Cirro) ayaa safar ugu baxay Waddanka Kenya. Musharraxa ayaa Magaaladda Nairobi kaga qayb galaya shir Caalami ah oo ay isugu imanayaan Waddamadda Somaliland ka taageera demuquraadiyadda iyo doorashooyinka.