Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28248

Shixnado badeecado ah oo la geeyo Itoobiyo oo si Qorshe-xumo ah uga baxa S/land

$
0
0
Hargeysa Bishii waxa ka baxa 50 Gaadhi xamuul oo midkiiba sido 900 KG oo ah hadhaaga iyo qashinka Biraha, dadka soo ururiya Biraha Ganacsatada suuq gaysaa waxay ka siistaan Kiiloogii 1500 SLSH, Ganacsatadu marka ay geeyaan Itoobiya waxay ka siiyaan Warshadaha dub u farsameeya (Manufacture metal recycle) Kiiloogii 40 Riyaal oo u dhiganta 4000 SLSH, Hantidani waxay ku baxadaa qiime jaban iyo qorshe xumo, Kastamadeenu waxay ku Cashuuraan Gaadhiga sida 900 KG 600,000 SLSH, Birta la gurayaa waa Khayraad dalku Mustaqbalka ka faa’idaysan karo, Dal kasta wuu ilaashadaa Hantidiisa nooc kasta !

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28248

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>