Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28261

Gantaallo Ruushku sida Fiinta uga qaliyey oo Maraykanku ku deeqayo Ukraine

$
0
0

Gantaakki Ruushku sida Fiinta uga qaliyey oo Maraykanku ku deeqayo Ukraine

Nidaama Difaaca Patriot

Aqalka cad ee Mareykanka ayaa xaqiijiyey gantaalka Patriot ee nidaamka difaaca dalka Ukraine lagu xoojinayo in Kyiv ku deeqayo.

Gantaalkan nidaamka difaaca hawada ayaa ah mid looga hortagayo weerarrada gantaalaha iyo diyaaradaha ee aan duuliyaha laheen e Ruushka.

Tan iyo bishii february oo uu dagaalka Ukraine billaawday Kyiv waddamada reer galbeedka waxay ku taageereen gantaalaha difaaca hawada loo adeegsado.

Gantaalahaasi oo la rumeysan iney gacan weyn ka geysteen iska caabbinti xoogganeyd oo ay ciidamada Ruushka kala kulmeen kuwa Ukraine.

Gantaalka Ptriot uu Mareykanka siinayo Ukraine ayaa la filayaa inuu sare u qaado awoodda ay ciidamada cirka Ukraine uga hortgayaan gantaalaha casriga ah uu Ruushka dagaalka u adeegsado.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28261

Latest Images

Trending Articles



Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>