Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28268

Xukuumadda Somaliland oo shaaca ka qaaday in ay bixinayso khasàarahii ka dhashay mudaharaadkii Laascaanood

$
0
0


Wasiirka warfaafiinta Somaliland Yusuf Cali Koore oo ku sugar magaalda Laascanood ayaa sheegay in ay la kulmeen eheladii dadkii ku dhintay mudaharaadkii Laascanòod ka dhacay islla markaasina ay xukumadu Dushanbe ku qaadatay khasaarahii dhacay, qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka ayaa waxa uu u dhignaa sidan hoos ku qoran.


Waxa aanu kulan la qaadanay ehelada dadkii uu ka dhintey mudaharaadkii Laas-canood.

Waxaanu Dawlad ahaa ehelada siinay Aaskii AHU marxuumiintii ku dhintey mudaharaaddka, sido kale waxa ay Dawladdu Somaliland balan qaadey in ay bixinayso magta AHU dadkii dhintey.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28268

Latest Images

Trending Articles



Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>