Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28262

Sh.Ismaaciil Hogaamiyihii Culimada Tabliiqa Geeska Afrika oo Geeriyooday

$
0
0
Alle ha u naxariisto Sheekh Ismaacil Maxamuud Cigaal “Cumbaale” oo ahaa Hogaamiyaha & Khatiibkii Guud ee Culimada Tabliiqa geeska Afrika ayaa Maanta ku geeriyooday Magaalada Jeddah ee  Dalka Saudi Aarabia.Sheekha ayaa caan ku ahaa fidinta Diinta Islaamka ee Caalamka oo dhan gaar ahaana dhulka Soomaalida.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28262

Latest Images

Trending Articles



Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>