Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28241

Roob lagu qabawsaday oo ka da’ay magaalada Hargeysa

$
0
0

Roob laxaad leh ayaa caawa ka curtay magaalada Hargeisa ee caasimadda Somaliland roobkani oo aan xiligani la filaynin ayaa si fiican uga da’ay qaybo badan oo ka mid ah gobolka

Xiligani ayaa lagu jiraa jilaal, roobkani oo lagu diirsaday ayaa isna ka ka da’ay goobo badan oo ka mid ah gobolka Maroodi jeex


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28241

Latest Images

Trending Articles