Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28239

Shirkadaha Isgaadhsiinta Laascaanood ayaa hawada ka saaray khadka Internetka kadib markii xukuumadda Somaliland ku amartay in ay jaraan.

$
0
0
Xukuumadda Somaliland ayaa shirkaddaha isgaadhsiinta ku qasabtay in ay hawada ka saaraan Adeegga Internetka ee magaalada Laascaanood, iyadoo ciidamo millatari ah ay la wareegeen xaruumihii shirkaddaha Telesom iyo Golis.
Xukuumadda oo horey warqad amar ah ugu qortay shirkaddaha in ay Internetka hawada ka saaraan, ayaa ugu dambeyn maanta adeegsatay awood ciidan, iyadoo xabsiga loo taxaabey maamulihii shirkadda Telesom ee gobolka Sool.
Balse waxaa si caadi u shaqeynaya adeegyadii kale ee is gaadhsiinta, sida; Wicitaannada Telefoonnada iyo Lacagaha Electronicska ah.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28239

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>