Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28181

Sidii Musharax Cirro & Weftigiisa Loogu soo dhaweeyay Baligubadle+Sawirro

$
0
0
 Wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo Musharax Cabdiraxmaan Cirro ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalda Baligubadle ee xarunta gobalka HAWD .
Waftigan ayaa kormeer ku soo sameeyey qaabka ay diwaangalintu uga socoto Baligubadle , kormeerkaas kadib waxaa ay kulan gaar ah magaalada Baligubadle kula yeeshay cuqaasha iyo madax dhaqameedka Reer Baligubadle
May be an image of 6 people, people standing and outdoorsMay be an image of 7 people, people standing and outdoorsMay be an image of 7 people, people sitting and indoorMay be an image of 3 people, people standing and indoorMay be an image of 9 people, people standing, people sitting, footwear and indoor

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28181

Latest Images

Trending Articles