Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28259

Wareegto Xilkaqaadis,Bedelid & Magaacabis wasiiro oo ka soo baxday Madaxtooyada S/land+Wasiir isagoo olole ku jira xilkii laga xayuubiyey

$
0
0

Xil Ka-qaadis.

Ku: Cabdillaahi Abokor Cismaan
Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guriyeynta ee Jamhuuriyadda Somaliland.
Sunnaha Dawladnimo ayaa ah in uu xilku meerto yahay. Sidaa darteed laga bilaabo taariikhda maanta waxaan go’aamiyay in aan kaa qaado xilkii Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guriyeynta ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Beddel

Waxaan Go’aamiyey;

In aan Mustafe Maxamuud Cali Bile (Godane) ka soo beddelo Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska, una beddelo laga bilaabo taariikhda maanta in uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guriyeynta ee Jamhuuriyadda Somaliland.
Ujeeddo: Magacaabid.
Wareegto Madaxweyne

Magacaabid

Waxaan Go’aamiyey;

In Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor-xoor) laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska ee Jamhuuriyadda Somaliland.
ALLAA MAHAD LEH
Muuse Biixi Cabdi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28259

Latest Images

Trending Articles



Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>