Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28247

Arday Somaliland deeq waxbarasho Itoobiya ugu dirtay oo Dirida u dhacay markii ay xaqiijiyeen in Jaamacada Xidhmay loo diray

$
0
0

20 Arday waxay joogaan Addis ababa 23 Maalmood, waxa ka baxay kharash badan, weli ma hayaan Waxbarashadii ay u tageen Itoobiya, weli cid xil iska saarta ma jirto masuuliya darrada dhacday, Komishanka Tacliinta Sare iyo Safaarada Somaliland ee Dalka Itoobiya waajibka saaran ha gutaan oo yaan laysku tuurtuurin Ardayda la soo lugooyey. waa in loo celiyaa kharashka ka khasaaray, waa in Deeqda Waxbarasho ee 2024 la siiyaa muhiimadda, foolxumada soo nonoqtayna waa in lagula xisaabt…


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28247

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>