Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Mid ka mida Dawladaha Reer Galbeedka oo magacawday Ergay u qaabilsan Dalkeeda La dagaalanka Islaam-nacaybka

$
0
0

Dowlada Canada oo magacawday ergey u qaabilsan la dagaalanka Islaam naceybka

Dhibaatooyinka faquuqa ee Canada

Dowladda Canada, ayaa magacawday ergay u qaabilsan la dagaallanka Islaam naceybka iyo fuquuqa ay bulshooyinka Muslimiinta ah kula kulmaan dalkaas.

Amira Elghawaby, oo gabar weriye ah isla markaana u ololeysa xuquuqda aadanaha, ayaa loo magacaabay xilkaas.

Haweeneydani, ayaa dowladda Canada kala talin doonta arrimaha khuseeya Muslimiinta iyo dhibaatooyinka ay la kulmaan.

Sanadkii 2021-kii, shacabka Canada, ayaa ka argagaxay weerar uu nin gaari waday ku qaaday qoys Muslimiin ah, isagoo gaariga jiirsiiyay afar kamid ah, isla markaana dhaawacay wiil 9 jir ah.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>