Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28262

Muuse waa Muuse………Muj.Cali Guray oo dul-istaagey Hadalkii Gudoomiyaha Barlamaanka S/land

$
0
0
Hadal isagaa iska badane qaado warka Gudoomiye Cabdirazaaq Khaliif wixii kale iska daadi. Halka aakhirka la isugu imaan doonaa waa sida uu sheegay balse ma dhib yara sida dhinaca xukuumadda loogu kalsoonaan karo waayo been iyo balanqaad hore ayaa looga soo daalay. Runtuna waa qadhaadhahay in Muuse uu liqi karo iyo in kale la arki doonaa. Wax aan xaqiiqada ahayniba xal run ah ma noqon karo. Muusena waa Muuse.
May be an image of 2 people

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28262

Latest Images

Trending Articles



Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>