Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28257

Xukumada Somaliland oo kala hadashay

$
0
0
Madaxweyne kuxigeenka Somaliland ayaa 2022-kii sheegay in Sanduuqa dhalinyarada ay ku jirto 4 Milyan oo dollar oo dhalinyarada lagu maal gelinayo.
Agaasimaha Sanduuqa horumarinta dhalinyarada ayaa isma maanta sheegay in Sanduuqa dhalinyarada ay ku jiraan 700 oo kun oo dollar oo dhalinyarada lagu maal gelin doono.
Su’aashu waxay tahay 3 Milyan iyo 3 boqol oo kun oo dollar ayaa maqan ee xagee la geeyay.
Saleebaan saxansaxo.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28257

Latest Images

Trending Articles



Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>