Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28172

Qodobo oo ka soo baxay Kulankii Madaxweyne Biixi iyo Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka

$
0
0

Laba qodob oo ka soo baxay Kulankii Madaxweyne Biixi iyo Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka

Kulankii saaka dhex maray madaxweynaha Somaliland iyo xisbiyada mucaaridka ayaa lagaga wada hadley labada qodob oo kaliya .
Qodobka koowaad ayaa ahaa xaalada Magaalada Laascaanood, waxaana ay xisbiyadu mucaaridku ku taliyeen in xabada la joojiyo oo arintaas lagu dhameeyo oo kaliya wada hadal .
Qodobka Labaad oo ahaa arimaha doorashooyinka ayaa doodiisu aad u dheeraatey , ayaa madaxweyne Biixi markii ugu horeysay ogolaadey in khilaafkaas dhameyntiisa laga wada hadalo
Waxaa la magacaabey guddi 9 Xubnood ah oo xisbi waliba uu soo magacaabi doono min 3 xubnood .
Shaqada Guddidaas ayaa waxaa ay noqon doontaa oo kaliya inay so diyaariso xiligii la isku iman lahaa ee arinta doorashooyinka heshiis buuxa looga gaadhi lahaa

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28172

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>