Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28252

Shir u furmay Guddida Mus-danbeedka Garxajis

$
0
0
Waxaa maanta magaaladda hargeysa uu shir uga furmay,Gudidda iyo musdanbeedka beesha Garxajis waxaana shirkaasi lagaga tashanayaa arinta ka taagan gobolka Sool iyo arimo kale oo xukuumada madaxwayne Biixi iyo dalka la xidhiidha.
Xubno shirkaas qayb ka ah ayaa intaasi ii xaqiijiyay.
Shirkaasi ayaa dhawaan go’aamo laga soo saarayaa.
May be an image of 9 people, people standing, people sitting and outdoors

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28252

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>