Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28223

Madaxweynaha Jabuuti & M/weynaha Soomaaliya oo Xalay saqdii dhexe ku kulmay Madaarka Jabuuti

$
0
0
Madaxweynayaasha Jabuuti Iyo Soomaliya ayaa xalay saq badhkii ku kulmay Madaarka Jabuuti waxayna ka wada hadleen sidii si wada jir ah la iskaga kaashan lahaa La dagaalanka Argagaxisada loogana wada shaqayn lahaa Nabbada.
Madaxweyne Xasan ayaa ka soo laabtay Talyaaniga waxaana laga yaaba inuu jabuuti ku sii yara hakado.
May be an image of 2 people and people standing

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28223

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>