Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Musharax Cirro oo Booqday……….

$
0
0
“Waxa aan dhawaan tegay Qunsuliyadda Guud ee Dawladda Turkiga ah ee aan walaalaha nahay ku leedahay Caasimadda JSL ee Hargeysa si aan uga tacsiyeeyo Dawladda iyo Shacabka Turkiga ba dadkii ku dhintay musiibadii dhulgariirka ahayd ee dhawaan ka dhacday wadankaas. Waxa aan saxeexay buugga tacsida ee loo furay dadka ku dhintay dhul-gariirkaas.
Eebe ayeynu naxariistiisa u weydiineynaa iyo in uu ku casuumo Jannatul Firdowsa dadkii halkaas ku geeriyooday, annaga oo la qeybsaneyna xannuunka iyo dhibka ka soo gaadhay walaalaheen Turkey.”Musharraxa Madaxwaynaha Xisbiga Waddani Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>