Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28171

Nuxurka Kulan Madaxtooyada S/land ku dhexmaray M/weyne Biixi & Safiir-xigeenka Maraykanka u fadhiya Somalia

$
0
0
MadaxweynahaSomaliland waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabiley safiir ku xigeenka Maraykanka u fadhiya Somaliya Amb. Tim Trenkle
Arimaha ay ka wada hadleen ayay madaxtooyadu ku sheegtay laba qodob oo kaliya .
1. Arinta dagaalka Laascaanood .
2. Sidii dib loogu bilaabi lahaa Wada hadaladii Somaliland iyo Somaliya .
May be an image of 2 people and people standing

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28171

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>