$ 0 0 Dileyta Mohamed Dileyta ayaa loo doortay afhayeenka baarlamaanka Jabbuuti. Siyaasigan ayaa hore dalkaasi uga soo noqday raysal-wasaare, wuxuuna kasoo jeedaa qowmiyadda Canfarta.