Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Puntland oo Saaka Toogatey 19 Qof

$
0
0
Dowladda Puntland ayaa saaka xil toogasho ah ku fulisay shabakado ka tirsanaa Al-shabaab iyo Daacish.
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa subaxnimadii hore ee saaka dil toogasho ah ku fulisay xubnahaas sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka tirsan maxkamadda.
Askar ka tirsan ciidamada dowladda oo lagu helay dilalka askar iyo saraakiil kale ayaa sidoo kale saaka lagu fuliyay dil toogasho ah.
Tirada guud ee xukmanayaasha la toogtay ayay maxkamaddu ku sheegtay 19 qof oo 13 kamid ah ay yihiin Al-shabaab iyo Daacish.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>