Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28255

Xukumada Muuse Biixi oo xayirtay Guri uu Hargeysa ku leeyahay Ganacsade Laascaanood Jabuutaawi

$
0
0
Somaliland ayaa xayirtay guri uu magaalada Hargeysa ku lahaa ganacsade Maxamed Jabuutaawi.
Guriga oo xukuumadu lahayd ayey is weydaarsadeen guri ganacsaduhu lahaa oo ku yaalley magaalada Laascaanood.
Xayiraada ayaa timi kadib markii ganacsadu wareejin waayey gurigii Laascaanood, sida ay sheegtay wasaarada hawlaha guud ee Somaliland.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28255

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>