Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28262

M/weyne Muuse Biixi oo u safraaya Dalka Itoobiya

$
0
0
Madaxweyne Muuse Biixi ayaa la filayaa in maalinta berri ah safar ugu baxo Dalka Itoobiya .
Madaxweynaha ayaa xoguhu sheegayaan in martiqaad uu ka helay dalkaas oo isagu wada dhex dhexaadinta dagaalka Laascaanood sidii loo joojin lahaa .
Sidoo kale waxaa galabta isna Addis Ababa gaadhey madaxweynaha Puntland Siciid Deni .
Somaliland ayaa dhawr jeer ku eedeysay dawlada Puntland inay qeyb ka tahay dagaalka Laascaanood , waxaana Siciid Deni laftiisa ay dawlada Itoobiya kala hadli doonta arimahaas dagaalka Laascaanood

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28262

Latest Images

Trending Articles



Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>