Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28259

Waxaan Hambalyeynayaa Abtigay Xildhibaan Khadar guun oo maanta ka goostay Doontii aanu hore u wada fuulay

$
0
0
“Waxaan Hambalyeynayaa Abtigay Xildhibaan Khadar guun oo maanta ka goostay Doontii aanu hore u wada fuulay oo ka mid ahaa Xildhibaanada tirada yar ee baaqi ahaa gudaha hoose Doonta ee qar u saaran inay qarqoonto dhawaan. ..Waxaan leeyahay raga laxaha sii dhawrayoow dhaqasho waa Geel…”
Xildhibaan Mubarak Xeeldheere

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28259

Latest Images

Trending Articles



Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>