$ 0 0 “Laascaanood waxay gacanta Somaliland soo gashay wakhtigii Madaxweyne Daahir Rayaale, waxayna ka baxday wakhtigan Madaxweyne Muuse Biixi, waa taariikh qorantay” Xildhibaan Maxamed Abiib.