Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Madaxweynaha Jabuuti oo shaaciyey in Jabuuti noqonayso Dalka ugu danbeeya ee aqoonsada Somaliland

$
0
0
Madaxwayne Geele oo Wargayska Jeune afrique oo kusoo baxa luuqada Faransiisku uu waydiiyay in Jabuuti ay Somaliland aqoon sanayso ayaa sidan yidhi
Su’aal:- Somaliland oo deriskiina ah, waxay Soomaaliya ka go’day laba iyo soddon sannadood ka hor. Ilaa hadda ma jirto cid aqoonsan madax-banaanideeda. Ma qorsheyneysaa inaad tan sameyso?
Jawaab:- “Anaga ayaa noqon doona kuwa ugu dambeeya ee sidaas sameeya! Maxaad u rabtaa inaad dhibaatooyin kale noogu abuurto annaga?
Madaxda gobolkaan waa saaxiibo, waxaana la leenahay xidhiidh nabadeed, sida kuwa aan la leenahay dowladda Soomaaliya.
Iyada oo ay taasi ku kala duwan yihiin in Soomaaliya ay tahay dal federaal ah, oo aan ixtiraamno madax-bannaanida dhuleed.”
May be an image of 3 people, people standing and suit

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Latest Images

Trending Articles