Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28268

Siyaasi Ismaaciil Buubaa oo geeriyooday

$
0
0
Alle ha u naxariisto waxa dalka Turkiga ku Geeriyooday Ismaaciil Maxamuud Hurreh Buubaa.
May be an image of 1 person
Ra’iisul Wasaaraha Somalia ayaa tacsi u diray ehelka, Qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Allaha u naxariistee Marxuum Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) oo maanta ku geeriyooday magaalada Ankara ee Caasimadda dalka Turkiya.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28268

Latest Images

Trending Articles



Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>