Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28262

Dawlada Itoobiya oo shaacisey inay kala dirayso Ciidanka Liyuu Booliiska

$
0
0

Ciidanka Liyuu Booliiska Kililada Itoobiya oo la kala dirayo.

 Dowladda Itoobiya ayaa shaacisey in ay kala-dirayso ciidamada Booliiska gaarka ah ee deegaanka Soomaalida; iyada oo ku kala daraysa ciidamada federaalka Itoobiya ee Millateriga iyo Booliiska, sida ay werisey wakaaladda FANA.
Tani ayaa loo aanaynaynayaa cashar ay Itoobiya ka baratay dagaalkii gobolka Tigrey oo ciidanka deegaankaasi ay si weyn u wajeheen ciidanka dowladda dhexe.
Weli majiro war ka soo baxay dhinaca DDS.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28262

Latest Images

Trending Articles



Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>