Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28239

Bisad iyo Iimaam Salaad Tujinaaya oo warbaahinta dunida oo dhan qabsaday

$
0
0

Bogaga hore ee warbaahinta caalamka oo dhan waxa qabsatay bisad inta ay ku soo booday Iimaam salaad tujinaaya mislaid ku yaala dalka Algeria oo ay dhakada uga baxday kadibna dhunkatay ay hadana si aayar ah uga dhaadhacday kuna laabatay xagii ay ka timid daawo xagani sida ay arintu u dhacday.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28239

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>