Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28248

Gudoomiye Ganafka ku dhuftay xilka qaadis uu maanta ku sameeyay Wasiirka Waxbarashada S/landrno

$
0
0
Gudoomiye Daa’uud Maxamed Faarax ayaa gabi ahaan ba diiday xilka qaadis uu maanta ku sameeyay Wasiir Toorno.
No photo description available.
Gudoomiye Daauud waxa uu ii sheegay in xafiiska imtixaanaadku uu ka madax banaan yahay wasaarada waxbarashada sidaa awgeedna aanuu aqbalaynin talaabada uu qaaday wasiir Toorno.
Gudoomiyuhu waxa uu sidoo kale ii xaqiijiyay in cida kaliya ee uu ka war sugayaa uu yahay Madaxwayne Biixi.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28248

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>