$ 0 0 Madaxweyne Erdogan, wuxuu dadkiisa ugu hambalyeeyey Ciidul-fidri. Indonesia, India, Malaysia, Brunei, Sultanate of Oman, Iran, Morocco, Pakistan, Bangladesh & Jordan waxa ay iidayaan Sabtida.