Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28255

Soomaalidii u horresey ee ka soo qaxday colaadda Suudaan oo soo gaadhey Itoobiya

$
0
0
Soomaalidii u horresey ee ka soo qaxday colaadda Suudaan ayaa gaadhey dalka Itoobiya, ka dib socdaal dhanka dhulka ah.
Dadkan o u badan arday ayaa sheegey in ay rafaad badan soo mareen isla markaasna aysan wax taageero ka helin dowladda Soomaaliya, xilli dowlado badan ay dadkooda soo daabusheen.
May be an image of 9 people and car

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28255

Latest Images

Trending Articles