Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28264

Diyaarad Calanka Somalia ku xardhan yahay oo Hargeysa ka degtay

$
0
0
Dhawr iyo soddon Sanno kadib waxa maanta Hargaysa kasoo degtay diyaarad uu ku xardhan yahay calanka Buluuga ah ee Somaliya.
Somaliland hore meel adag ayay uga taagnayd calanka Somaliya iyo cidii wadataba.
Somaliland hore waxa loogu xidhay Haweenay Sariir ku googlatay Calanka Somalia & Dhalinyaro xidhay Maryo buluug ah
Isku soo wada duuboo Somaliland waxaa mamnuuc ka ahaa Shalay ka hor wax wal oo Calanka Somalia ku xardhan yahay.Maxaa Isbadalay?

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28264

Latest Images

Trending Articles



Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>