Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28262

Wasiir ka tirsan Xukumada Muuse Biixi oo iscasilaad gudbiyey

$
0
0
Wasiirka maalgashiga Somaliland Marwo Aamina Cilmi Fariid ayaa madaxweyne Biixi u gudbisay warqadeeda iscasilaada .
Madaxweyne Biixi ayaa la sheegay inuu warqada iscasilaada ka aqbalay Wasiir Aamina Fariid .
Marwo Aamina Fariid ayaa xilkan wasiir-nimo iskaga casishey sidii ay u buuxin laheyd kursi Xildhibaan-nimo oo ka banaanatey Golaha wakiilada Somaliland .

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28262

Latest Images

Trending Articles



Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>