Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Ha karaamo seegina Habaar laygu kari waaye…Muj.Cali Guray

$
0
0
HA KARAAMO SEEGINA HABAAR LAYGU KARI WAAYE
Waxan si mug iyo miisaan leh u soo dhawaynayaa Gudoomiyaha Guddida Rasmiga ah ee Garxajis Suldaan Caddo-Gude (welcome home).
Iska jir hadii ay kuu noqoto in habeen aad guddo weligaa ha ku lug darsan ku gudcur gudaya ee ka isagu cadada gudaya la lug ahaw. Hadii kale waa kuu gudcur magangooyo. Waakii lahaa abwaanku
DAYAX BAANAD GUDINOO
DAWYO AAN LA MARIN BAAN
GUDCUR KAAGA DABA IMAN
Garxajis teelo looma dhigan. Tu walba waa lagu dayay si loo qaybqaybiyo balse waa lagu karaamo seegay oo midnimo ayuun bay ka sii qaadeen.
Musharaxa Waddani bilo yar ayaa uga hadhsan kursiga madaxwaynaha hadii Alla Idmo. Nin jecel iyo nin necebba.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles