Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Dr Gaboose oo is garab taagay musharaxa xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Cirro

$
0
0

Gudoomiyaha ururka Barwaaqo Dr. Mohamed Cabdi Gaboose ayaa ay wararku sheegayaan in xidhiidh hoose oo in mudo ah socday oo u dhaxeeyay isaga iyo musharaxa xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, uu ku soo dhamaaday is afgarad.

Wararku waxa ay sheegayaan in uu Dr Gaboose qaatay in uu dhiso oo is garab taago musharaxnimada Cirro doorashada fooda inagu soo haysa ee madaxweynaha.

Waxana la filayaa in dhawaan ay arintani labada garab ay warbaahinta la hadli doonaan una bayaamin doonaan in la isku raacay sidii Cirro loo taageeri lahaa, hore ayaa gudoomiyaha ururka Kaah uu heshiis kila gaadhay musharax Cirro in lagaadhay xiligii la dhisi lahaa musharaxa xisbiga Waddani Dr Cirro.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles